NISA oo faahfaahin ka bixisay howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Hayádda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu shaaciyay magacyada horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu