Mareykanka oo canshuur cusub kusoo rogay lacagaha ay soo diraan xawaaladaha ay kamid yihiin kuwa Soomaalida

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay sharci cusub oo lagu soo rogay canshuur dhan 3.5% lacagaha ay dibadda u diraan dadka aan Mareykanka u dhalan. Tallaabadan ayaa laga cabsi qabaa in ay si weyn u saameyso malaayiin qoys oo dunida ku tiirsan xawaaladaha si ay u daboolaan baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada, biyaha, waxbarashada iyo caafimaadka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu