NISA oo duqeyn ku dishay ku dhawaad 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysanaa oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay isgoyska Gayacad oo u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu