Masar oo soo gebogebeysay tababarkeedii ugu horreeyay ee ciidankeeda ku biiraya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Xarunta Qaahira ee Nabadda, Halganka iyo Tababarka (CCCPA) ayaa ku dhawaaqday inay soo gabagabeysay tababar markii ugu horreysay loo qabtay cutubyo kamid ah ciidamada Masar oo ku biiraya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu