Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya oo ka digay aqoonsiga Somaliland

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Kani Torun, oo ah diblumaasi iyo safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan jirin wax qodob ah oo sharci ahaan lagu aqoonsan karo Somaliland, oo qayb ka ahayd Soomaaliya ka hor intaanay ku dhawaaqin gooni-isu-taaggeeda sannadkii 1991.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu