Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.