Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa xukun ka soo saartay dacwad ciqaabeed oo loo haystay afar haween ah, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay xog sirdoon ah u gudbin jireen kooxaha Argagixisada ee ka dagaallama gudaha dalka.