Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Ciidamada ammaanka ee dalka Talyaaniga ayaa dhawaan gacanta ku dhigay muwaadin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ku lug leeyahay howlaha tahriibinta dadka si sharci-darro ah ugu soo gala dalkaas.