Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Garsoore federaal ah oo Mareykan ah ayaa go’aamiyay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda aysan adeegsan karin mamnuucidda socdaalka ee uu Donald Trump soo rogay si ay u diido fiisaha dadka ajaanibta ah ee codsada.