Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta soo saartay digniin adag oo ku socota ganacsatada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, taasoo la xiriirta la-dagaalanka maalgelinta argagixisada.