Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay wefti ka socda Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta iyo Afrika

Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta iyo Afrika, oo ah gole ka shaqeeya maalgashiga iyo horumarinta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu