NISA oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka fulisay gobolka Hiiraan

Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa Xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Kuukaayle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu