Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Dowladda Mozambique ayaa shaacisay in dad lagu tuhunsan yahay weerarrada argagixiso ee ka dhacay gobolka Cabo Delgado muddo siddeed sano ah ay ku jiraan qaar ka yimid dalka Soomaaliya.