Axad, September 14, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilowday baaritaan ku saabsan sababihii ka dambeeysay duqayntii shalay lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi, kaasoo diyaarado aan la aqoonsan ay ku bartilmaameedsadeen gobolka Sanaag.