Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

Axad, September 14, 2025 (HOL) – Feeryahanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Said Ahmed Ali, oo loo yaqaan Ramla Ali, ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay guulo waaweyn ka gaartay tartamada feerka caalamiga ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu