Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas.