Faahfaahino laga helaayo Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magalada Durban ee gobolka KwaZulu-Natal ayaa sheegaya in Xalay halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dhalinyarada dalkaasi u shaqa tagay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu