Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo si adag u dhaliilay Jaamacadda Carabta

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul u weeraray Ururka Jaamacadda Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay u adeegayso danaha Masar gaar ahaan kuwa ka dhanka ah Itoobiya, gaar ahaan arrinta la xiriirta biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu