Puntland oo joojisay mushahaarkii iyo raashinka ciidamadii ku sugnaa Sool iyo Cayn

Jimco, October 31, 2025 (HOL) – Puntland ayaa gabi ahaanba joojisay mushaharkii iyo raashinkii ay siin jirtay ciidamadii ka howlgalayay gobollada Sool iyo Cayn, kaddib markii deegaanadaas ay noqdeen maamul madax-bannaan oo lagu magacaabo Waqooyi Bari.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu