Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo fadhi deg deg ahaa ka yeeshay xaalada Suudaan

Jimco, October 31, 2025 (HOL) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ahaa ka yeeshay xaalada dalka Suudaan iyo dil wadareedkii dhawaan ka dhacay magaalada Al-Feshir ee dalkaasi Suudaan

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu