Puntland oo lagu eedeeyay in garoomadeeda lagu adeegsaday duulimaadyo hub lagu geeyo Suudaan

Jimco, October 31, 2025 (HOL) – Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in garoonka diyaaradaha ee Boosaaso uu noqday meel hakad ku sameeyaan diyaarado si joogto ah uga duulayay Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) oo u sii socday dalalka Liibiya iyo Suudaan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu