Raysal wasaare Xamse “Ciidamada Amaanka waxa ka raali galinayaa hadalada aan habooneyn ee kasoo yeeray dad masuuliyiin ah oo dalkaan xilal ka haya”

Jimco, October 31, 2025 (HOL) – Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn ugu bogaadiyay ciidamada amaanka ee ka howlgala magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho sida ay u xaqiijiyeen amniga Caasimadda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu