Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay ku dhex dhuuntaan firxadka kooxda Daacish

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shacabka deegaanadiisa ugu baaqay inay ka feejignaadaan suurtagalnimada in firxadka Daacish ay ku dhuuntaan bulshada dhexdeeda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu