Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dib uga qarxay gobolka Gedo

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhex qarxay ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu