Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee Gobolka Gedo

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii maanta oo Isniin ah ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla tuulada Tuulo Amiin ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka iyo saraakiil amni.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu