Labo Askari oo Horey uga Tirsanaa Xoogga Dalka oo Lagu Fuliyey Xukun Dil ah oo ay Horey u Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Labo askari oo horey uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar, ayaa maanta lagu fuliyey xukun dil ah, kadib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay horey ugu heshay dambiyo la xiriira dil iyo ku shaqeyn fikirka Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu