Jubbaland oo ku eedeeysay Dowladda Federaalka inay isku laynayso ciidan Soomaaliyeed oo iyadu mushaar siiso

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) – Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay isku dirayso oo isku laynayso ciidan Soomaaliyeed oo aan wax colaad ah ka dhaxayn. Wuxuu sheegay in waxa ka socda gobolka Gedo ay yihiin “dhibaato aan indhaha laga qarsan karin.”

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu