Puntland oo sheegtay cunaqabataynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya in ahayd khatar weyn oo loo bareeray

Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) – Puntland ayaa khatar weyn ku tilmaamay qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay ahayd tallaabo halis weyn ku ah amniga dalka iyo dowlad-dhisidda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu