Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) – Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu