Qoysaskii ka barakacay dagaaladii ka dhacay Baladxaawo oo dib ugu laabanaya guryahooda

Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) – Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo dhaafay xaaladeedu daganeyd ayaa waxaa dib ugu soo laabanaya guryahooda dadkii ka barakacay dagaaladii qaraara ee labadii todobaad ee lasoo dhaafay ku dhexmarayay gudaha iyo daafaha magaaladaas ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu