Safiir Riley iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya oo kawada hadlay Dagaalka Al Shabaab

Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) – Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Riley, ayaa ku qaabilay xarunta safaaradda El Hadji Ibrahima Diene, oo ah Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay kawada hadleen dagaalka Al Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu