Puntland oo war rasmi ah kasoo saartay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Gobolka Bari

Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Puntland ayaa sheegtay in markab hub siday oo lagu magacaabo SEA WORLD uu si sharci-darro ah ugu sugnaa biyaha xeebaha Bareeda muddo labo maalmood ah, taasoo keentay falcelin degdeg ah oo ay qaadday.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu