Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Nin baastoolad ku hubaysan ayaa fiidnimadii Axaddii laba wiil oo dhallinyaro ah ku toogtay suuqa Hargeysa. Ilaa hadda lama oga sababta uu ninku u dilay wiilasha.