Puntland oo xukuntay kalluumaysato u dhashay dalka Iiraan oo lagu qabtay xeebaha gobolka Bari

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ku xukuntay 15 kalluumeysato ah oo u dhashay Iiran midkiiba $500 oo ganaax ah iyo in dalkooda loo musaafuriyo, kaddib markii lagu qabtay iyagoo sifo sharci darro ah uga kalluumaysanayay xeebaha Puntland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu