Qaar ka mid ah Ganacsiyada Soomaalida dalka Koonfur Afrika oo xiran maalin afaraad

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Waxaa maalintii afaraad xiran inta badan Dukaamada ganacsiga Soomaalidu ku leeyihiin deegaanada kala ah Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha oo dhamaantood ka tirsan magaala Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu