Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kasoo dajisay agaasimihii hore ee isbitaalka Qardho oo ku eedaysan kufsi

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho ay kasoo dajiso eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud, oo ahaa agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho, kaasoo ku eedeysan falal kufsi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu