Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax ismiidaaminn ah uu goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Moqokori, kaasoo jugtiisa si weyn looga maqlay guud ahaan xaafadaha degmadaas.