Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay duullaan kusoo qaaday gobolka Sanaag

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin qaawan ku hayso xasilloonida iyo midnimada Puntland, iyadoo sheegtay in masuuliyadda wixii khasaare ah ee ka dhasha qalalaasaha ka taagan gobolka Sanaag ay dusha ka saaran tahay Dowladda Federaalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu