Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal culus oo galinkii dambe ee Shalay ka dhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Macawiisleyda Xawaadle iyo kuwa kooxda Al-shabaab.