Falanqeyn: Dowladda Soomaaliya oo mareysa imtixaan ay ku kala dooran doonto Ethiopia ama Masar midkood

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay gaaray magaalada Al-Alamein ee waqooyiga dalka Masar, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeelanayo Madaxweynaha Masar, Cabdel-Fataax Al-Sisi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu