Kuwait iyo UK oo kala saxiixday heshiisyo gargaar bani’aadamnimo loogu talagalay Sudan iyo Soomaaliya

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Carabta ee Kuwait ayaa laba heshiis oo iskaashi horumarineed ah la gashay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee UK, si gargaar degdeg ah oo bani’aadamnimo loogu fidiyo dadka ay saameeyeen colaadaha ka taagan Jamhuuriyadaha Sudan iyo Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu