Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho uga bilaabatay Masar, iyadoo ay jirto xiisad gobolka ka taagan

Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalo xeebeedka Al-calmayn dalka Masar, halkaas oo uu ka helay martiqaad rasmiya uu u fidiyay dhigiisa dalkaasi.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu