Hirshabeelle oo maanta Balcad ku qabatay doorashada maamulka degmadaas

Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ku qabatay doorashada gudoomiyaha Iyo gudoomiye ku xigeenada degmadaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu