Cali Balcad oo ku eedeyay Madaxweynaha Hirshabeelle abaabulka doorasho dadban

Axad, Luulyo 6, 2025 (HOL) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa ku dhaliilay maamulka Hirshabelle abaabulka doorasho dadban oo uu maanta ka qabtay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kadib markii Maamulkii hore ee Degmadaasi uu waqtigii ka dhacay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu