Rag ka tirsan Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) – Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Xudur ee gobolka Bakool, ayaa si rasmi ah usoo bandhigay afar dhalinyaro ah oo horay uga tirsanaa kooxda Al Shabaab, kuwaas oo si iskood ah iskugu soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu