Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) – Dowladda Ruushka ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee aqoonsada maamulka Taliban ee Afgaanistaan tan iyo markii ay Talibaan la wareegtay xukunka dalkaas sanadkii 2021-kii.