Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo kala hadashay dowladda Turkiga sidii Soomaalida loogu caawin lahaa deganaanshaha dalkaas

Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa Dowladda Turkiga kala hadashay sidii wax looga qaban lahaa caqabaddaha Soomaalida ka haysata sharciga degganaanshaha dalkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu