Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Guddiga doorashooyinka dalka Tanzania ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo ka hor ka dhacday dalkaas iney ku guuleysatay Samia Suluhu Hassan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu