Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo balan qaaday inuu wax ka qabanaayo falalka amni daro iyo dhaca dadweynaha

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan ayaa balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono amni xumada ka jirta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu