Switzerland oo qorsheyneysa duulimaad qarsoodi ah oo lagu celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu Soomaaliya ku leedahay arrintan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu